Warar manta

Muqdisho (WararkaMaanta) – Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka ee waqtigeeda dhamaaday tan iyo markii la doortay qorshaheeda koowaad inuu ahaa in la kala dhantaalo dowladdaha xubnaha ka ah federaalka damaceeda dhabta ahna uu ahaa in la burburiyo maamulada jira. Deni oo wareysi siiyey Dalsan TV ayaa ku amaanayContinue reading “Warar manta”

Design a site like this with WordPress.com
Get started